Waxaa maalintii shalay jaamacadda Nile xarunteeda weeyn ee degmeda Garasbeeleey booqasho ku tegay ma’s uuliyiin kasocotay Jaamacadda Kesmonds International University ee dalka Cameroon oo bahwadaag la ah jaamacadda Nile. Ujeedada booqashada ayaa aheeyd in loo kuur galo habsami usocodka howlaha jaamacadda iyo xoojinta iskaashiga labada jaamacadood.

Jaamacadda Nile xarunteeda weeyn
Posted on by admin
0
