Imtixaanka Kama Dambaysta ah (Final Examination) ee Semester-ka 1aad ee sanad-dugsiyeedka 2025–2026 ayaa si rasmi ah uga bilaabmay dhammaan xarumaha kala duwan ee jaamacadda.
Maamulka Jaamacaddu wuxuu u rajeynayaa ardayda guul, dadaal iyo nasiib wacan inta ay ku guda jiraan imtixaannada.
Excellent Future
